This app can be used to size Solar Pump. Aapka waxaa loo isticmaali solar bamka
EasySolarPumpCalculator application is a tool designed to help you and make it easy sizing Off-Grid solar pump system for your home, farm, livestock or business. The application will calculate all necessary calculations to give you accurate results for your solar system. - Solar Pump size in watt, kW, and hp - Controller/Inverter size in watt and kW - Solar array capacity in watts, kW, and number of solar panels needed - PVC pipe length in inches, meters, and feet. - Pipe friction in meters, and pressure in PSI - You can save the results. Af Somali: EasySolarPumpCalculator waa aab loogu talagalay inuu ka caawiyo oo uu fududeeyo cabbirka iyo xisaabta nidaamka bamka biyaha qoraxda ku shaqeeyo ee loo isticmaalo beeraha,, xoolaha, ama guryaha. Wuxuu awood u leeyahay in uu kuu fududeeyo dhammaan xisaabta lagama maarmaanka ah, si uu ku siiyo natiijooyin sax ah sida: - Cabbirka bamka biyaha qorraxda sida watt, kW, iyo hp (horse power) - Cabirka inferterka sida watt iyo kW - Cabirka Solar banalka sida watts, kW, iyo tirada solar banalada nidaamka u baahanyhay. - Dhererka tuubooyinka PVC sida inches, mitirka, iyo cagaha. - Tuubooyinka qasaaraha ay keeni karto sida inta mitirka, iyo cadaadiska PSI - Aabka waxuu ku keydinayaa natijada uu soo saaro si markale aad u isticmaashid.